Qaar kamid ah Tv-yada Kenya oo hawada laga saaray iyo Odinga oo la dhaarinayo

Dowlada Kenya ayaa hawada ka saartay qaar kamid ah Telefishinada iyo idaacadaha dalkaasi ka howlgala kadib markii ay baahiyeen dhaarinta Hogaamiyaha Mucaaradka iyo kuxigeenkiisa  oo maanta is caleemo saaraya Telefishinada Citizen, NTV iyo kuwa kale ayaa hawada laga saaray kadib markii ay baahiyeen Munaasabad lagu dhaarinayo Hogaamiyaha Mucaaradka oo ka socota Fagaaraha Uhurru Park. Dowlada … Continue reading Qaar kamid ah Tv-yada Kenya oo hawada laga saaray iyo Odinga oo la dhaarinayo